DHAGEYSO:- Faysal Cali Waraabe oo sheegay iney qalad tahay Magacaabista Gudiga doorashooyinka Soomaaliya

0

Feysal Cali Waraabe oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay magacaabista guddiga doorashooyinka Soomaaliya.

Waxa u sheegay in guddigaasi uu qalad yahay isla markaana aysan aqbali doonin Magacaabista guddiga doorashooyinka.

Feysal Cali Waraabe ayaa tilmaamay in Somaliland ay tahay Dowlad ka madax banaan Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-