DHAGEYSO:- Carabeey ” Ahlu Sunna Waxa ay diyaar u yihiin iney nala wada hadlaan”..

0

Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa ka hadlay wada hadalada u socda Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Waxa uu sheegay in Maamulka Ahlu Sunna ay ogolaadeen isla markaana ay diyaar u yihiin iney la wada hadlaan maamulka Galmudug.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay ay ku dadaalayaan in ay dhameeyaan khilaafyada iyo tabashada ay tabanayaan Maamulka Ahlu Sunna ee ka taliyaha gobolada Dhexe.

Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa tilmaamay in Madaxda Galmudug ay diyaar u yihiin iney qanciyaan Maamulka Ahlu Sunna.

Hoos ka Dhageyso Codka:-