AKHRISO:- Qabiilada ay ka soo jeeda Xubnaha Guddiga doorashada ee Madaxweynaha uu Magacaabay

0

Waxaan Halkaan idiin kugu soo gubineynaa qabiilada ay ka soo jeedaa gudiga doorashada ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu magacaabay.

Xubnahaan ayaa wali waxaa jira dhaliilo badan oo loo jeedinayo qaabka loo soo xulay in kastoo dowlada Soomaaliya ay u gudbisay beesha caalamka.

Halkaan ka Akhriso Magacyada Gudiga iyo Beelahooda.

1-Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa Wasiirka Arimaha Gudaha ee dowlada Soomaaliya (Hawiye Habargidir)
2. Maxamed Jaamac Mursal Wasiirka Wasiirka isgaarsiinta (Daarood Ogaden)
3. Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen Wasiirka Dastuurka (Digil Dabare)
4. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasiirka Haweenka ( Beesha Sanaad)
5. Maxamed Cabdi Xayir Wasiirka Warfaafinta (Dir isaaq habarjeclo)
6-Saalax Axmed Jaamac , Aqoonyahan (Wali lama haayo)
7-Maxamed Kaynaan , Aqoonyahan (Wali lama haayo)
8-Nafiisa Geedi Santuur, Aqoonyahan (Wali lama haayo)
9-Cabdiraxmaan Xaashow , Aqoonyahan (Wali lama haayo)
10-Barlin Cadami , Aqoonyahan (Wali lama haayo)

Shantaan aqoonyahan wali mid mid looma oga qabiiladooda laakiin waxaa la aaminsanyahay in loo qaybiyay shanta beeleed ee Soomaaliyeed sida HAWIYE, DAAROOR, DIR, DIGIR-MIRIFLE iyo BEESHA SANAAD