TOP DAAWO: Faysal Cali Waraabe “Wali Dad Baa Xasuuqa Dadkeena U Ciil Qaba Iyo War Bal Nacaskaa Xasan Sheekh Ah Daya Ee Dagaalka Noo Iclaamiyay”.

0

Eng Faysal Cali waraabe oo ka mid ah siyaasiyiinta maamulka Somaliland ayaa weerar afka ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh iyo Maamulka Puntland isagoo maanta saxaafada la hadlayay.

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh , ayuu sheegay inuu maamulka Somaliland ka dhigay Dawlad goboleedka Lixaad ee maamulada dalka, kadib markii ay kasoo dhex muuqdeen Gudiga Doorashooyinka, Wuxuuna sheegay inuu dagaal cadaystay Madaxwayne Xasan ” War Bal Nacaskaa daya Xasan sheekh, Sool iyo Sanaag ayuu Siiyey Puntland, oo doonayaa inuu C.wali Gaas ka taliyo, Inagu Cunista Qaadka ayaynu lasoo fadhinaa, Morgan ayaa Boosaaso soo fadhiistay, oo la inagu Qabsiiyey” ayuu yiri.

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo