Daawo:- Shir Caalami ah oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Nairobi iyo Taliyaha Ciidamada Xooga oo shir gudoominaayay

0

Shirka Taliyayaasha Ururka Ciidammada Gurmadka Geeska Afrika ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Shirkaas ayaa socdey mudo laba maalmood waxaana looga hadlay dib u qaabaynta ururka ee dhinaca maamulka iyo hogaaminta ururkaasi.

Taliaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamad Aden Axmed ayaa shir gudoominayay mudada uu socday shirkaan waxaana masuuliyiinta ka qaybgalay ay sheegeen in dhamaan qodobadii laga hadlay sifiican leesugu fahmay.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

????????????????????????????????????

 

www

????????????????????????????????????