DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Duqa Magaalada Gaalkayco oo ka warbixiyay Xaaladaha qarsoon ee Magaalada iyo Howlaha ay wadaan

0

Duqa degmada Gaalkayco ayaa kaga hadlay wareysi dheer arimo badan oo la xiriira hormarka Magaalada Gaalkayco ee xaruunta gobolka Mudug,Xirsi Yuusuf Bare ayaa ugu horeyn ka hadlay dhismaha magaalada gaalkacyo sida wadooyinka iyo qorsho ay wado xukuumadiisa,

Sidoo kale ayuu ka hadlay barnaamijyo laga hirgaliyay magaalada Gaalkacyo oo la xiriira dhanka hormarka, isagoo hadalkiisa sii wato ayuu sharaxay wado dhoor mitir ah oo magaalada gaalkacyo laga sameeyay taasi oo shacabka magaalada ka qeyb qaateen.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA