Hay’ada Amnesty oo eedaysay Itoobiya

0

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha Human Rights Watch, ayaa ku eedayn u jeedisay Itoobiya

hay’adu waxay sheegaysay in ciidanka Itoobiya ay dileen boqolaal qof oo Oromo ah.

Sidoo kale hay’adu waxay sheegaysaa in ciidanku ay xireen dad badanoo kale.

Qowmiyada Oromada ayaa ilaa sanadkii horeba waday mudaaharaadyo.

Waxay dadkan Oromada ah diidan yihiin dhul dowladu ay sheegtay inay balaarinayso.

Dowladda Itoobiya ayaa dhinaceeda ku gacan sayrtay eedahan loo jeediyay.

Qowmiyada oromada ayaa ah tan ugu badan tiro ahaan dalka Itoobiya.