WAR DEG DEG AH:- Ciidamada NISA Oo Howlgal Gaar Ah Ka Fuliyay Degmada Waaberi.

0

Ciidamada dowladda  Soomaaliya ayaa goor dhaw  waxay  waxa ay howlgal gaar ah ka sameeyen degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Waaberi ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa howgal ah ka fuliyey degmada Waaberi, gaar ahaan xaafadaha ku dhow xarunta degmada.

Wararka ayaa intaas ku daraya ciidanka dowladda Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen 2 qof oo ay baadigoobaayeen.

Ciidamada ayaa xiray wadada, waxaana ay galeen guri aanan ka fogeyn Saldhiga Degmada Waaberi, halkaasi oo ay kala soo baxeen labo ruux.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media