DAAWO: Waa Kuma Musharax Khaliif Ashkir Diini Xoosh?

0

Kullan balaaran oo lagu taageerayay Musharax Khaliif Ashkir Diini oo ay isugu yimaadeen Waxgaradka iyo Aqoonyahanada iyo qaybaha kale ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada London ayaa waxa ay kaga warbixiyeen aqoonta ay u leeyihiin Musharaxa.

Musharax Khaaliif Ashkir Diini ayaa waxa uu 25-kii sano ee lasoo dhaafay ahaa udub dhexaad u taagan midnimada iyo horumarinta  Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka UK.

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo