War Cusub oo ka soo baxay Ninkii Weeraray Kalaab ku yaalla Dalka Mareykanka

0

Waxaa jira warar hada soo baxaya oo sheegaya in Cumar Mateen uu macaamil ka ahaa Club-ka uu weeraray.

Dad la waraystay ayaa sheegaya in Cumar uu iman jiray Club-kaasii mudo dheer.

Sida ay ku waramayaa wargeysyada ayaa sheegaya ninkan ayaa waxaa tilmaamay macaamiisha halkaasi.

FBI ayaa sheegaysa inuu ninkan telefoon u diray ka hor intuusan weerarkan gaysan.

Madaxweyne Barach Obama ayaa sheegay inaysan jirin cadaymo muujinaya in ninkan dibada laga kaalmaynayay

waxuuna Obama wiilkan ku tilmaamay inuu ahaa aragagaxiye gudaha dalka joogay