Maxaabiistii Shabaab ee lagu qabtay Togga Suuj oo war naxdin leh laga soo sheegay+SAWIRRO

0

Iyadoo Xabsiyada ku yaalla Magaalada Garoowe ay ku xiran yihiin Maxaabiis aad u badan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa waxaa soo baxaya in Maxaabiistaasi si ka baxsan Xaquuqda Bini’aadamka ay Puntland ula dhaqanto.

Magaalada Garoowe Xabsiyada ku yaalla ayaa waxaa ku jira Ilaa 500 oo Maxaabiis Shabaab ah,kuwaas oo ay ku jiraan Caruurtii lagu qabtay Dagaalkii Toga Suuj.

Sawiro si qarsoodi ah looga soo qaaday Xabsi ku yaalla Garoowe ayaa Muujinaya Argagax iyo Ammakaag ku dhacaya Qofkii Arka.

Hayeeshee Arrintaan ayaa imaaneysa Xili dhawaan Madaxweynaha Puntland uu sheegay in la Toogan doono Maxaabiis Shabaab oo ku xiran Garoowe.

1