DAAWO:- Wasiirka Amniga Puntland oo ka soo kabtay Dhaawacii soo gaaray iyo Hanjabaadyo culus oo ka soo yeeray

0

Wasiirkii Amniga maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo horey dhaawac uga soo gaadhay dagaal dhexmaray Ciidanka Puntland loogu qaaday dalka Jabuuti ayaa kusoo noqday Magaalada Boosaaso.

Qarjab ayaa wuxuu Bilaabay Kulamo looga hadlayo Amniga, Wuxuuna sidoo kale la hadlay Warbaahinta, Isagoo ka warbixiyey Kulamada ay yeesheen, Wuxuuna sidoo kale Tacsi u diray Gudoomiyihii ururka Haweenka ee dhowaan lagu dilay magaalada Gaalkacyo “Cibaadada Bisha Ramadaan ayay ka mid tahay, in lasoo sheego oo lala dagaalamo Sharwadayaasha” Ayuu yiri

HALKAAN KA DAAWO