DHAGEYSO:- Maamulka Jubbaland oo diyaariyay xerooyin ay dagaan qaxootiga ka soo laabanaya Kenya

0

Maamulka Jubbland ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay diyaariyaan xerooyinka loogu talagay qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo laabanaya dalka Kenya.

Maamulka Jubbland ayaa sheegay in guryo loogu talagay in laga dhisaayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose,waana mashruucaan maamulka Jubbland ka taageeraysa Hay’adah ay IOM .

Qofkaste  oo ka mid ah dadka kasoo laabanaya dalka Kenya  ,waxaa uu heli doon guri uu kunoolaado  sida ay sheegeen maamulka Jubbland.

Gudoomiyaha magaalada Kismaayo braahim Maxamed Timo jilac ayaa sidaas warbaahinta u sheegay.

Tilaabadaan ayaa looga koleeyahay in sare loo qaado noloshada dadka dowladda Kenya ay soo ceyrinaysa dalkeeda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-