DHAGEYSO:- Gudoomiye Jawaahir Baarqab oo eedeyn kulul u jeedisay Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya

0

Gudomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banadir Jaawahir Baarqab  oo Warbaahinta la hadashay ayaa waxa ay cadaalad dari ku tilmaamtay qaabka loo soo xulay gudi Haween ah oo dhawaantaan la kulmay Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha dalka waxayna tibaaxday in Haweenka gobolka Banaadir la xaqiray oo aan la siinin mudnaantii ay la haayeen waxayna intaa hadalkeeda ku dartay in xaqii gobolka Banaadir sida oo ku la yahay in Haweenka gobolka banadirna ay ku la’yihiin

Dhanka kale Jawaahir Baarqab ayaa eedeyn kulul u jeedisay Wasiirka Wasaarada Haweenka Xukuumada Soomaliya ayadoona ku tilmaamtay in marnaba aysan ka hadleynin dhibaatooyiinka ku dhaca Haweenka gobolka Banadir waxayna tusaale ahaan uso qaadatay qaraxyadii ka dhacay Magalada Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka:-