TOP DHAGEYSO: Waxgarad Ugu Baaqay Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Ku Xigeeka Galmudug Inay Iscasilaan.

0

Kulan Maanta waxaa magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud kulan isugu yimid Odayaal Siyaasiyiin iyo wax garad Reer Galmudug ah kaas oo ay kaga hadlayeen arimo abdan oo quseeya maamulka Galmudug.

Dadka ka qeyb galay kulanka ayaa waxay sheegeen in hoggaamiyaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ku fashilmay in si wanagsan u hoggaamiyo mamulka Galmudug islamarkana wax badan uu ka dhiman yahay.

Dhinaca kale Kulanka ayaa ugu dambeyn waxa loogu baaqay baarlamanka Galmudug in ay badbaadiyaan Maamulka Galmudug oo sii dhacaya islamarkaana laga doonayo in uu is casilo Cabdikariin Xuseen Guuleed.

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso