DHAGEYSO:- Warbixin Xasaasi ah oo laga diyaariyay Nolosha Wariye Sagal Salaad oo Muqdisho lagu dilay

0

Wariyayaasha ku sugan Soomaaliya ayaa bartilmaameed u noqdey kooxaha hubeysan ee dalka ka jira kuwaasoo dilal u geysta wariyayaasha.

Sidoo kale maamullada dalka ka jira ayaa iyagana xarig iyo caga jugleynba u geysta Wariyayaasha.

Guud ahaan caalamka ayaa lagu diley 71 wariye sanadkii tagay oo kaliya, sida ay sheegtey hay’adda difaaca wariyayaasha ee CPJ. Sidoo kale Somalia ayey hay’adfu sheegtey in 59 wariye lagu diley tan iyo sanadkii 1992.

Wariyayaashan ayaa kaalimo ku dhex lahaa bulshada ay la nool yihiin iyo qoysaskoodaba marka laga soo tago howlahoodii warbaahineed.

Hoos ka Dhageyso Warbixin:-