DHAGEYSO:- Amniga Magaalada Cadaado oo la adkeeyay iyo Isbedel lagu sameeyay amniga

0

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay adkeen doonaan amniga deegaanada maamulka Galmudg ,waxaana ciidanka ammaanka maamulka lagu arkaaya iyaga oo roondooyin ka sameynaaya  magaalooyinka waa weyn ee maamulka Galmudug.

Maamulka ayaa sidoo kale si aada ugu hadlay dadka masoomayaasha ah ee ku sugan deegaanada maamulka Galmudug,kuwaasoo maqaayadda furta inta lagu gudajiro bisha Rammadaan.

Dhame Cumar Macalin taliye ku xigeenka ciidanka Booliska maamulka galmudug ayaa sheegay in sidoo kale ciidanka maamulka galmudug ay howlgalo lagu xaqiijinaayo amniga deegaanada Galmudug ay ka wadaan Cadaado iyo sidoo kale deegaanada hoos yimaada.

Hoos ka Dhageyso Codka:-