DAAWO VIDEO:- Ciidamada Dowlada oo si Xun u jir dilay Xildhibaano ku shiraayay Hotel ku yaalla Muqdisho

0

Laba xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka dawladda fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidanka Boolisku ay jidh dil ba’an u gaysteen xili ay ahayd habaynimo iyaga oo sheegay in qori dabadii lala dhacay .

Ex. Xildhibaan Xuseen Maxamed Gaagaale oo ka mid ahaa Xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka dalka ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Dowlada ay jir dil xoogan u geysteen isaga iyo xildhibaan kale xili uu la shiraayay tirro Odayaal ah.

Xuseen Maxamed Gaagaale ayaa sheegay in dhacdadaani ay ku qabsatay goob uu kula shiraayay Odayaal, waxa uuna sheegay in wakhtiga uu kulanka socday ay u imaadeen ciidamo uu kusoo dalbaday Taliye ku-xigeenka Booliska.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-