Gabadha Caadeystay Ku Dhaqanka Sadaxdaan Qodob Waa Hubanti In Ninkeeda Furayo Iyo Weliba…

0

Sid ay soomaalidu hore ugu maahmaadsay “qof kasta qumanihiisaa qoorta ugu jira” ayaa marna u fiican qofka si uu u ilaashado sharaftiisa marna dumisa xidhiidhka uu la leeyahay dadka. Ta dambe ee ah in laguu arko mid mar kasta isla toosan ayaa dadka kaa fogaynaysa oo kaa dhigaysa mid aan la jeclayn.