DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Gudoomiyaha Gobolka Bari oo ka hadlay amaanka Gobolka & Arrimaha masoo mayaasha sida loola dhaqmayo.

0

Gudoomiyaha Gobolka Bari Mudane Yuusuf Maxamed Wacay Dhacdo oo la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in Ciidanka amaanka amar ay ku siiyeen inay ka hortagaan dadka bisha ramadaan dadka kariya xaaraanta.

Waxaa uu sheegay inay ka feejigan yihiin weeraro Argagixiso oo Alshabaab ka gaystaan Boosaaso, waxaana uu shacabka Puntland ee Boosaaso ku sugan uu u balan qaaday inay helayaa  amaan ay habeenkii ku ganacsadaan.

Dhacdo ayaa intaas raaciyay in Amaanka sidii loo sugi jiray lasii laban laabay.

Mar la waydiiyay tabasho beelaha Gobolka Bari qaarkood ay muujinayaan ayuu sheegay in wixii heer Gobol ah ay wax ka qabanayaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO