DEG DEG+DHAGEYSO WAREYSIGA MASUULKA:- Masuul caan ka ahaa Gobolka Shabeelaha hoose oo dil ka badbaaday

0

C/rasaaq Cumar Axmed Xogayahay Maamulka Gonolka Sh/hoose ayaa waxaa uu sheegay in uu ka bad baaday isku dey dil oo isaga lagu qaaran jin lahaa.

Waxaa uu sheegay Xogayaha in Masuuliyiin ka tirsan Degmada Afgooye ay qorsheeyeen Isku deygaasi dil isagoo sabab uga dhigay in uu hakad soo geliyey dhul boob ay kawadeen Deegaanka Carbiska ee duleedka Afgooye.

Masuuliyiinta Qorshaha Dilka amaabushay ayuu ku tilmaamay in ay kala ahaayeen Masuulka xukumada Dowlada Hoose Ninka lagu magacaabo Cumar faree iyo Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada Soodare.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA