Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Xasan Shire Cigaal.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhda ahayd 06-06-2016 ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq Allaha u Naxariistee Marxuum Xasan Shire Cigaal.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Xasan Shire Cigaal, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Shire Cigaal,gaar ahaana Jaamac Shire Cigaal, xaaskii, caruurtii iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Xasan Shire Cigaal, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Xasan Shire Cigaal, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Xasan Shire Cigaal janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

tacsiii