Taliyaha Ciidanka Booliiska G/Banaadir oo la Magacaabay

0

Waxaa Maanta lagu dhawaaqay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir.

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa waxaa loo Magacaabay Bishaar Abshir Geedi.

Cali Gaab ayaa dhawaan iska Casilay Xilka Taliyaha Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir.

taliye