DHAGEYSO WAREYSI:- Beelihii ku dagaalamay Magaalada Marka oo wadahadal loo furay

0

Wasiirka  wasaaradda dib u heshiisiinta iyo arrimaha dastuurka maamulka koonfur-galbeed soomaaliya C/qaadir Nuur Caraale ayaa sheegay in ay fureen wadahadal la isugu keenayo beelihii ku diriray degmada Marka ee Xarrunta gobolka  Shabelaha Hoose.wadahadalada ayuu sheegay in ay keeneyso isku soo dhawaanshiyaha iyo fursado looga baaqsan karo colaada gobolkaas.

wasiirka ayaa sheegay in ay kulamo gaar gaar ah laqaateen beelaha colaadda ay dhaxtaalo odayaashooda oo ay kala hadleen sidii loo soo afjari lahaa dagaalada sababay dhimashada iyo barakaca dadka lagu dul dirarayo.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-