DAAWO:- Qodobadii laga soo saaray Shirka Madasha Wadatashiga Qaran

0

Madasha Hoggamiyeyaasha Qaran ee Soomaaliya ayaa Caawa Soo Saaray War-Murtiyeed ka kooban 14 Qodob,kadib markii muddo dhowr cisho ah uu shir uga socday magaalada Muqdidho.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Daa’ud Awey ayaa sheegay in Maqaamka Caasimadda loo saaray guddi ka kooban Heer Fadaraal iyo Heer Gobal, iyagoo lasiiyay in 60 cisho ay ku soo go’aamiyaan Maqaamka Caasimadda.

Sido kale Qodobada lagu heshiiyay waxaa kamid ah in 20-ka illaa  23-ka  bishan  ee Juun, Shir ay magaalada Beydhabo isugu yimaadaan Madaxda hoggamiyeyaasha Madasha Qaran.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=dB8UovViED8