DAAWO:- Maamulka Somaliland oo dhaliilay Booqashada Madaxweynaha Turkiga ee Muqdisho

0

Maamlka Somaliland ayaa dhaliilay booqashada madaxweynaha Turkiga uu ku yimaaday Magaalada Muqdisho Maalintii Jimcada ahayd ee la soo dhaafay.

Xildhibaan Nac-nac oo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa wuxuu si kulul u Weeraray Dawlada Turkiga, Wuxuuna sheegay inay kasoo horjeedaan Wadahadalka uu ka dhexwado Dawlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.

Wuxuu sheegay inuu Turkigu maalintii shalay sheegay in MAAMULADA PUNTLAND IYO SOMALILAND uu Raashin Gayn doono, Wuxuuna sheegay inayna Raashin ka doonayn, Wuxuuna sheegay inuu ciil ka hayo.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-