Daawo Sawiro laga soo qaaday booqashada Madaxweynaha Turkiga uu ku yimid Muqdisho

0

Madaxweynaha dalka Turkiga oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray safaaradda cusub ee Turkiga uu ka dhisay Soomaaliya.

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa xafladda Furitaanka ka sheegay in Soomaaliya uu markale dib ugu soo laaban doono, islamarkaana uu xariga ka jari doono mashaariic kala duwan oo ay ka hirgalinayaan Soomaaliya.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1 1- 2 2- 3 3- 4- 5 5- 6 6- 7 8