LIVE U DHAGEYSO AMBASSADOR: Wariye ku sugan Hotelka oo ka soo waramaya Xaalada

0

Wariye ku sugan Hotelka Xalay ay Weerarka ku qaadeen Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa si toos ah uga waramaya Xaalada iyo sida uu hadda jawigu uu yahay, isagoona sheegay in debleydii weerarka qaaday kii ugu dambeeyey Hadda la toogtay dabaqana uu ka soo dhacay.

Waxa uu sidoo kale sheegayaa Wariyaha in Goobta weli ay yaalaan Meydad badan oo ay haween ku jiraan.

HALKAAN KA DHAGEYSO