DHAGEYSO:- Siyaasi Caan ah oo Madaxda Dowlada hal Arrin ugu baaqay

0

Zakariye Maxamuud Xaaji oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxda Dowlada loogu baahan yahay in aysan muddo kordhin sameysan.

Sidoo kale Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in la tixgeliyo aragtida Siyaasiyiinta Soomaaliyeed eek u aadan in Dowlada aysan sameysan muddo kordhin.

Siyaasi Zakariye ayaa sheegay in Madaxda Dowlada laga sugayo in ay dalka ka higeliyaan doorasho oo lagu wada Kalsoon yahay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-