DHAGEYSO:- Amaanka Magaalada Beydhabo oo si weyn loo adkeeyay iyo Isbedel lagu sameeyay Ciidanka Booliiska ee Magaaladaasi

0

Ciidamada Maamulka Koofur galbeed iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta si weyn u adkeeyay Ammaanka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Kontoroolada laga soo galo Magaalada iyo kuwa laga baxo ayaa la dhigay Ciidamo aad u badan oo isku jira Booliska Koofur galbeed iyo kuwa Dowladda Soomaaliya.

Sababta ayaa lagu sheegay in ay tahay Adkeynta Amniga iyo sidii looga hortagi lahaa Weeraro ay Al-shabaab ku soo qaadaan Koofur Galbeed.

Hoos ka Dhageyso Codka:-