TOOS U DHAGEYSO WAREYSI:- Maxaadan ogeyn oo hada ka socda deegaanada Somaliland

0

Waxaa iminka Magaalooyinka waa weyn ee uu ka taliyo Maamulka Somaliland ka soconayo Xaflado gaar gaar ah oo lagu xusayo maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday iney ka go’aday Soomaaliya.

Magaalooyinka ay xafladaha sida weyn ugu socdaan waxaa ka mid ah Magaalada Hargeysa, Burco, Boorama, Berbera iyo magaalooyin kale.

Zeynab Maxamed Cabdi oo ka mid ah Saxafiyiinta ku sugan deegaanada Somaliland ayaa ka warbixisay qaabka ay wax u socdaan.

Waxay sidoo kale ka sheekeysay Xafladaha ka soconaya magaalooyinka Somaliland iyo madaxda ka qeyb galeysa.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-