Sawiro hordhac ah oo laga soo qaaday Xuska 18 May ee ka socota deegaanada Maamulka Somaliland

0

Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa waxaa si weyn uga socda dabaal daga 18-ka May oo ah maalintii Somaliland ay sheegtay in ay ka goosatay Soomaaliya inteeda kale.

Ammaanka magaalooyinka waa weyn ee Soomaaliland ayaa si weyn loo adkeeyey ,waxaana la arkaaya ciidanka ammaanka oo gaaf wareegaya wadooyinka iyo sidoo kale xaafada magaalada Hargeysa oo ah caasimada Maamulka Soomaliland.

Munaasabada ayaa u socota si heer sare waxaana jira xaflado waa weyn oo lagu qabanayo hoteelada iyo sidoo kale xarumaha maamulka Soomaaliland.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1-32 2-31 3-30 4-29 5-29 6-27