DHAGEYSO WAREYSI:- Nabadoonada gobolka Hiiraan oo si kulul ugu hadlay dagaalada Maalintii labaad ka soconayo Magaalada Baladweyne

0

Waxaa Maalintii labaad ka soconayo Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan dagaalo u dhaxeeya labo bee loo walaalo ah, kana mid ah beelaha dega gobolka Hiiraan.

Nabadon Faarax Cabdi Waare oo ka mid ah nabadonada gobolka Hiiraan ayaa waxa u shegay in anaan loo bahneyn in xiligan u dagaal kaso cusbonado magalada beledweyne isago cood dheer baq uguu diray dhinacyada dagalamaya in ay dagaalka joojiyaan.

“Waxaan ugu baqaya dadka ku dagalamayo howlwadag waa in ay dagalka jojiyaan oo ay u turaan dadka alabta garbaha ku sito oo ka qaxayo biyaha ma ahaa in dagaal loogu si daro dad qaxayo oo biyo ka qaxayo ma ahaa in malin kasto la dhaho maleshiyo beleyd ayaa dagalamayso maleshiyada ma ahaa dad ciirka ka Yimid lkn waa dad la yaqaan oo la garanaayo dad ayayna leyihiin marka ma ahaa in malin kasto dad shacab ah lagu kor dagalamo waa wax lagu yaq yaqsado in shacab anaan xabo galabsan malin kasto la xasuuqo waxan leyahay dagaalka hala joojiyo Ayuu Hadalkisa kuso gaba gabeyay Nabadoon Farax Cabdi Waare”

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in la wada hadlo isla markaana wax walbo wada hadal lagu dhameeyo.

Hoos ka Dhageyso Wareysi:-