DHAGEYSO:- Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay Arrimo Xasaasi ah

0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Maxamed Sheekh Xasan “ Xaamud” ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhismaha Saldhigyada burbursan eek u yaalla Muqdisho.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in shacabka ay si wadajir ah ugu qeyb qaataan dhismaha Saldhigyada burbursan eek u yaalla Muqdisho.

Waxa uu tilmaamay in Ciidanka Booliiska Soomaaliya iyo shacabka uu xiriir wanaagsan ka dhaxeeyo isla markaana ay si wanaagsan u wada shaqeeyaan.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Maxamed Sheekh Xasan “ Xaamud” ayaa sidoo kale ganacsatada ugu baaqay in ay u gargaaraan dadka aan waxbo heysan ee ka soo jeeda qoysaska danyarta ah.

Hoos ka Dhageyso Codka:-