DHAGEYSO:- Khudbada Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ku guuleystay Xoghayaha Guud ee NUSOJ

0

Maxamed Ibraahiim Macalimuu ayaa ku guuleystay inuu noqdo Xoghayaha guud ee Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ka dib doorasho saacado badan qaadatay oo ka dhacday Muqdisho.

Maxamed Ibaahim Macalimuu ayaa waxaa la tartamaayay Cali Baashi oo ka mid ah Agaasimayaasha Idaacadaha Muqdisho.

Maxamed Ibraahim Macalimuu oo guushii ka dib khudbad ka jeediyay Madasha ayaa balan qaaday inuu wax badan oo hormar ah gaarsiinayo Saxafiyinta Soomaaliyeed.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in Wariyaasha ay la shaqeeyaan Madaxda Cusub ee NUSOJ.

Hoos ka Dhageyso Khudbada Macalimuu:-

MACALIMUU