DHAGEYSO:- Khudbada Gudoomiyaha Cusub ee NUSOJ

0

Waxaa Xalay Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ loo doortay Maahir Jaamac Aadan oo ka mid ah Wariyaasha ka howl gala deegaanada Maamulka Puntland.

Maahir Jaamac Aadan waxa uu helay codad gaaraya 93 Cod, halka Musharaxa la tartamaayay oo ahaa Aadan Maxamed Salaad “ Aadan Kismaayo “ uu helay 56 Cod.

Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Maahir Jaamac Aadan ayaa sheegay in uu ku dadaalayo in uu isbedel la yimaado isla markaana ka shaqeeyo hormarinta Saxafiyiinta Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhageyso Khudbada:-

9