DAAWO VIDEO:- Faysal Cali Waraabe oo ka qayliyay kala go’a Somaliland jawaab kululna ka bixiyay Qorshaha Beesha Warsangali ee Bariga gobalka Sanaag

0

Faysal Cali waraabe oo ah gudoomiyaha xisbiga UCID ayaa si adag kaga hadlay qaar ka mid ah deegaanad Soomaaliland oo la doonayo maamul gaar ah in looga dhawaaqo.

Mudooyinkaanba qaban qaabo balaaran ayaa ka socotay bariga gobalka Sanaad taas oo la doonayay in lagu dhiso maamul gobaleed gaar ah.

Wuxuu sheegay inaysan cid wax si gaar ah u samaysan karta laakiin loo baahanyahay wixii jira in si gaar ah iyo si guud looga hadlaba.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=Dgb4iT4iQiY