DHAGEYSO WARBIXIN XASAASI AH:- Xildhibaano Diidan Qodobada Heshiiska Madasha Qaarkood

0

Beesha caalamka iyo madaxda dawladda iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ugu baaqay xubnaha baarlamaanka Soomaaliya inay ansixiyaan heshiiskii dhowaan laga gaadhay qaabka doorashadu uga dhacayso Soomaaliya sannadkan.

Hase yeeshee waxaa soo baxaysa in qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanku ay saluugsan yihiin qodobada qaarkood ayna ku talinayaan wax ka beddelaad taasi oo dhinaca kalena diidmo ka keentay hoggaamiyayaasha saxiixay.

HALKAAN KA DHAGEYSO