DAAWO VIDEO:- Wariye ka tirsan SNTV oo dhaawac ah iyo Dowlada oo aan waxbo u qaban

0

Weriye Kaamil C/qaadir oo ka mid ah Saxafiyiinta ka howlgala deegaanada Puntland, una shaqeynaayay Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV Xafiiskiisa Magaalada Gaalkacyo.

Wariyaha ayaa ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, waxaana hada lagu dabiibayaa isbitaal ku yaalla deegaanada Puntland.

Waxa uu sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya aysan waxbo u qaban isla markaana weli uu la jiifo dhaawacii ka soo gaaray dagaalkii u dhaxeeyay Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Hoos ka Daawo Wareysi lala yeeshay Wariyaha:-