WAR DEG DEG:- Wasiirka Amniga Puntland oo la dhaawacay

0

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Boosaaso ayaa xaqiijinaya in goor dhaw uu dhacay iska horimaad dhexmaray ciidamo katirsan dawladda Puntland, waxaana halkaas ku dhaawacmay Wasiirka Amniga ee dawladda Puntland Cabdi Xirsi Qarjab & Taliye kuxigeenkii ciidamadda Birmadka Puntland.

Ilaa hadda faahfaahin dheeraad ah ma soo bixin oo ku aadan dagaalkan, waxaana la xaqiijiyey in uu iskudhacan oo ka dhashay Is maandhaaf Saraakiisha ciidamada Booliska & Birmadka dhexmaray.

FAAHFAAHIN GOORDHOW KALA SOCO ALLGALGADUUD MEDIA