WAR DEG DEG:- Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Magaalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin oo Shalay Soo Gaaray Magaalada Cadaado ayaa Dhanka kale Maanta Waxa uu Gaaray Magaalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud.

Cabdi kariin Ayaa Hadlkaasi u Gaaray Arimo la Xiriira isbaarooyinka yaala inta u Dhaxeysa Galinsoor ilaa Gaalkacyo Taasi oo La Qaaday.

Cabdi kariin Ayaa kulan Dheer LA Qaatay Maamulka Galinsoor Waxana kulankaasi kasoo Baxay in Si Wadajir Ah loo Qaado isbaarooyinka Halkaasi yaalla.

Sidoo kale Maamulka Galinsoor Ayaa Dhankooda Madaxweynaha Galmudug kala Hadlay Waxa laga Yeelayo Goobaha Laga Saaro Maleeshiyada Dhigta Jidgooyada iyo Arimo kale.

Guleyd Ayaa lagu Wadaa in uu Gaaro Deegaano Badan oo Galgaduud ka Tirsan lamana oga in uu Booqanayo Dadkii Kasoo Cararay Daacdheer iyo Kaxandhaale.