WAR DEG DEG:- Gudoomiyaha Gobalka Beri iyo Taliye kuxigeenkii ciidamadda Birmadka Puntland oo ku dhaawacmay is rasaasayn ka dhacday Magaaladda Boosaaso

0

Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab iyo Gudoomiyaha Gobalka Bari ayaa ku dhaawacmay is rasaasayn ka dhacday Magaaladda Bosaso.

Wasiirka Amniga iyo Gudoomiyaha Gobalka ayaa dhex dhexaadinayay khilaaf soo kala dhex galay Taliyeyaasha Booliiska iyo Birmadka.

Taliyaha Ciidamadda Booliiska Afguduud ayaa doonayay in la tiro koobo askarta,balse waxaa ka biyo diidsanaa Taliyaha Ciidamadda Birmadka Afdolow.

FAAHFAAHIN GOORDHOW KALA SOCO ALLGALGADUUD MEDIA