WAR DEG DEG:- Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Shil Gaari Ku Galay Gobalka BERI

0

Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa goor dhaweyd Shil Gaari ku galay deegaanka Kalabayr ee Gobalka Bari,sida ay inoo xaqiijiyeen dad goob-joogayaal ahi.

Gaariga oo ay wateen Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa ku rogmaday deegaanka Kalabayr,waxaana ka dhashay khasaara isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ciidamadda oo ku wajahnaa Magaaladda Bosaso ee xarunta Gobalka Bari ayaa la sheegay iney ka tirsanaayeen Ciidamadda Puntland ee ( PMP).