TOP DHAGEYSO+XASAASI:- Yaa soo xulaya Xildhibaanada laga soo dooranayo Guriceel iyo Dhuusamareeb ? Ma Galmudug Mise Ahlu Sunna ?

0

Maamulka la magac baxay Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ayaa maanta waxaa ay war ka soo saareen Doorashada la filayo in Soomaaliya ay ka dhacdo dabayaaqada Sanadkaan marka la gaaro Bisha september.

Ahlusnna ayaa sheegtay in Xildhibaanada laga soo xulayo Degaanada ay Maamusho ay ayagu soo xuli doonaan islamarkaana aysan jirin Cid kale oo soo xuli karta Xildhibaanada ka imaan doona Degmooyin ay ka mid yihiin Guriceel iyo Dhuusamareeb.

Galmudug wali kama hadlin Warka ka soo yeeray Maamulka isku magacaabay Gobolada Dhexe ee Ahlusunna oo ah in ay ayagu soo xulayaan Xildhibaanada degaanada ay maamulaan laga soo dooranayo.

HALKAAN KA DHAGEYSO