TOP DHAGEYSO:- Culimada Gobolka Mudug oo ka hadashay Dagaaladii iyo Howlgaladii Ciidamada Galmudug ka sameeyeen Gaalkayco ilaa Galinsoor

0

Culumada gobolka mudug ayaa ka Hadlay Dhibaatada ka Taagneyd inta u Dhaxeysa Gaalkayco ilaa Galinsoor oo ku Aadanaa isbaarooyinka Halkaasi oo laga qaaday.

culumada Gobolka mudug Ayaa aad uga Hadlay Arintaasi iyadoo Amaanay Halgalka Ay Wadaan Ciidanka Galmudug gaar ahaan kuwa nisam Shiikh Muxuyidiin Yuusuf Bare oo kamid ah Culumada.

Gobolka mudug Ayaa ka Hadlay Arintaasi Waxaan uu sheegay in ay Tahay Guul iyo Farxad aan la Hilmaami karin.

Waxa uu dhanka kale ka Hadlay Waxa Diinta islaamka Ka Qabto Arintaasi la Xiriira isbaarooyinka.

HALKAAN KA DHAGEYSO