DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Siyaasi Cali Daacuun oo ka hadlay Doorashada,Heshiiskii Garoowe iyo Xilka qaadista Ilka-xanaf

0

Siyaasi Cali Daacuun oo madasha 60ka u waramaya ayaa sheegay in heshiiska Garoowe waxaa laygaga qaatay wax aan lahaa maadaama aan tashan waayay.

Waxaan ahay cad bisil cidwalbaaba way I hungareenasaa dee in maanta Garoowe laga qoro xildhibaanadeeda anigaa isugu wacan.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA