DHAGEYSO:- Qorshe Al-Shabaab loogu saarayo gobolka Sh/Dhexe oo la soo bandhigay

0

Maamulka gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in ay bilaabayaan howlgalo ay Al-Shabaab kaga saarayaan deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolka Sh/Dhexe.

Sidoo kale Maamulka gobolka Sh/Dhexe ayaa sidoo kale waxay sheegeen in ay diyaariyeen ciidamadii Al-Shabaab ka saari lahaa deegaanadooda.

Howlgaladaan ayaa waxaa horkacaya Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM eek a howlgalo gobolka Sh/Dhexe.

Hoos ka Dhageyso Codka:-