DHAGEYSO:- Madaxda Puntland oo la Sheegay in ay dhibaateeyaan Saxaafiyiinta ka howlgala deegaanadooda

0

Gudoomiyaha Saxafiyiinta Puntland ee MAP Feysal Khaliif Barre oo Wareysi siiyay mid ka mid ah Warbaahinta ku hadashay afka soomaaliga ayaa ka warbixiyay dhibaatooyinka ay la kulmaan Saxafiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka howlgala deegaanada Puntland.

Waxa uu sheegay in Saxafiyiinta la dhibaateeyo iyagoo ku guda jira howl maalmeedkooda shaqo isla markaana dhibaatooyin loo geysto.

Feysal Khaliif Barre ayaa taageeray warbixintii ay soo saartay Hay’ada Xuquuqul insaanka ee lagu sheegay in la dhibaateeyo Saxaafada Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-