DAAWO:- Jaaliyada Jubbaland ee Kenya oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Masuuliyiin ka socda Baarlamanka Jubbaland

0

Kulan Manta Ka Dhacay Magaalada Nairobi Waxaana Kulankan U Dhaxeeyaay Jaaliyada Jubbaland Ee Kenya Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Barlamanka Jubbaland.

Kulanka Labada Dhinac Ayaa Ahaa Is Barasho Guud Iyo In Barlamanka Jubbaland Ay Bartaan Shacabka Ay Matalaan Ee Ku Nool Dalka Dibadiisa.

HALKAAN KA DAAWO