Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Jamaad Calas Afeey.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhda ahayd 02-04-2016 ku geeriyootay magaalada Caabudwaaq Allaha u Naxariistee Marxuumad Jamaad Calas Afeey.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Jamaad Calas Afeey, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Calas Afeey, gaar ahaana Nabadoon Cabdikariin Calas Afeey,Wasiir Xasan Gureey Warsame Taakilo, caruurti Marxuumada iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Jamaad Calas Afeey, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Jamaad Calas Afeey , waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Jamaad Calas Afeey janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

tacsiii